Cadeyn

Guul daro oo dhan aan Diidno

Mashruucan waxaa loogu talagalay dadka degan Macondo ee Simmering, gaar ahaan gabdhaha, haweenka, iyo ardayda dhigata Iskoolada lagu Barto Shaqooyinka iyo Dadka Farshaxanka yaqaana waxaana si wada jir ah uhormarinaya  mashruuc layiraahdo PRO Tijaabada Asalka Codka

Mashruucan lamagac baxay Tijabada Asalka Codka waa Codod Kaladuwan oo iskutagay waxuuna ka Bilabanaya Macando oo ah wadnaha mashruuca iyo udub dhexaadkiisa, wuxuuna usii Gudbayaa xaafadaha iyo jidadka magaalada Fiyeena

Hadday tahay in la qayliyo Qaylo saaxibtinimo leh, ama khudbado kulul la jeediyo, ama la heeso waxaan nahay koox ku hadla luqado badan,Laxano kaladuwan ,qaabab badan, oo Guul daro oo dhan Diidan sidan kor ugu qaadno codkeena Kani waa mowqifkeenna waana barnaamijkeenna

Mashruuca waxaa maalgeliyey SHIFT wuxuuna socon doonaa laga bilaabo Nofeembar
2020 ilaa Oktoobar 2021. Dhowr kal-fadhi farsamo oo wadajir loo qabanaayo ayaa ka dhici
doona goobaha dadweynaha isugu yimadaan inta u dhexeysa Maarso bisha 3aad ilaa
Sebtember oo ah bisha 9aad 2021.

Waa maxay PRO: ASALKA CODKA TIJAABADA, P: TSO sidaas loo soo gaabiyo?

sanduuqa aaladda

dhaqan iskaashi faneed

natiijada shaqadan, tusaale ahaan sawir gacmeed, warbixin raadiye, riwaayad

ururinta muunad oo ay kujiraan shaqooyin soo rarid iyo soo dejin ah




Halkaan waa Qeybta soo rarida iyo soo dejinta

Balamaha

Waxaan ka raaligalinaynaa qaladaad kasta oo dhici kara oo ku dhaca aaladaha tarjumida otomaatigga ah.

Haweenka * si xushmad leh u fura una haya qaabdhismeedka dhammaan howlaha mashruuca markastana dhego furan u leh su'aalaha iyo fikradaha.

Marwooyinka xaflada

Haween iskutagay kuwaas oo a abuuraya meel loogu talagalay khibradaha barashada ee isdhexgalka iyo hagaajinta naftooda iyo dhammaan kaqeybgalayaasha.

Hogaamiyaasha xaflada

INSTAGRAM

Something is wrong.
Instagram token error.
Follow
1